Diyaarinta dhalmada iyo koorsada umusha

KIZ Veranstaltung, 21. September 2022

Galabtii waanu ku dhagaysanayna wakhti ayaanu ku qaadanayna, waxa aad waydiin kartaa su’aalahaaga ku saabsan uurkaaga, dhalmadaada iyo caadadaada umusha, qof marti ah oo ku hadasha afka soomaali-ga ayaa xaadir ku ah diiwaangelinta dhalashada.

Goordma: dienstags von 13:00 bis 15:00 Uhr

Halkee: Mehrgenerationenhaus Frankfurt Gallus Hebammenstation (Kursraum)
Idsteiner Straße 91, 60326 Frankfurt

Isdiiwaangeli: Mobil: +49 15213225844
E-Mail: hebammenstation@kiz-gallus.de